dhaamin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhaami. ld dhaamis.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhaami

Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. Ceel biyo ka doonid. 2. Weel buuxin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhaamis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dhaamin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur