dhabaabacoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Hab geelu u ordo oo afarta addinba mar qaado. ld dhabaabacayn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dhabaabacaynQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dhabaabacee. ld dhabaabacays, dhabaabaco.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0