dhabataysasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhabatayso. ld dhabataysad, dhabataysi.

dhabatayso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. Qof qumanyaysasho.

dhabataysad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dhabataysasho.

dhabataysi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dhabataysasho.