illaaceeQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-ceeyay, -caysay)Macnaha:Ilay; cunid; dhabataysasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
cunidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg cun.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
dhabataysashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dhabatayso. ld dhabataysad, dhabataysi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00