dhabqin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhabqi. ld dhabjin, dhabjis, dhabqis.

dhabqi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Cayaar, hees iwm dhabaq gelin. ld dhabji.

dhabjin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld dhabqin.

dhabjis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dhabqin.

dhabqis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dhabqin.