qas

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Rabsho iyo xasillooni la'aan. 2. Siil. 3. Gumaar. 4. Meesha ay iska galaan miskaha iyo sabiisha geela.
  2. 1. Milme iyo hoore isku labid. 2. Wax kala jaad ah isku darid. 3. Rabsho iyo xasillooni la'aan meel ka abuurid. 4. Ka q.: hadal, ciyaar iwm oo cid si wanaagsan ugu socotay ka dhabqin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

siil

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-lal, m.l)

Macnaha:

  1. Xubinta dhalmada ee haweenka.

Lamidka: mur

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gumaar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Halka bisqintu ka baxdo oo xubnaha taranka ee dadka ka sarreysa. 2. (-rro, m.dh) Dhaawac dab oo biskooday.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur