dhacadiididQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dacadiid². ld dhacadiid¹, dhacdiid¹, dhacdiidid.
dhacadiidQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Si loo seexdo oo qofku dhabarka dhulka dhigo. ld dhacadiidid.Qof dhabar u seexasho. ld dhacdiid².