jiif

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Dhinaca oo dhulka la dhigo si loo nasto; Hurdo; seexad. 2. Dhacdiid ama dhabbac ama dhinac loo yaal. 3. ld jiifid.
  2. Si loo nasto dhinaca dhulka dhigid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hurdo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Xaalad xubnaha jirka nafleydu nasasho ku jiraan, indhaha la isku hayo oo aan garaadka iyo maankuba shaqaynayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

seexad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld seexasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jiifid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg jiif². ld jiif¹ (3).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur