dhacnaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dhacan³. ld dhacnaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dhacanQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-cmo, m.l)Macnaha:Ood weyn oo xeryaha afka laga saaro; oodafo; jiitin; oodrogo; buuxsin.La dhacay; xoolihii laga qaaday.Qof la dhacay ahaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
dhacnaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld dhacnaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0