Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-cmo, m.l)
Macnaha:
Ood weyn oo xeryaha afka laga saaro; oodafo; jiitin; oodrogo; buuxsin.
La dhacay; xoolihii laga qaaday.
Qof la dhacay ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-ooyin, m.l)
Macnaha:
1. Ood weyn oo xerada xoolaha afka laga saaro. 2. Aflagaaddo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3
Isrogrogga: (-gtay, -gatay)
Macnaha:
Meel degalowday meel u dhow uga guurid. ld oodgeddiso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur