dhadhabidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dhadhab². ld dhadhab¹ (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dhadhabQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-byo, m.dh)Macnaha:1. Riyo hadal leh oo aan la xusuusan marka la tooso; qarow. 2. ld dhadhalid.1. Hurdada gudaheeda muuqaallo kala jaad ah, maanka ku arkid; riyood. 2. Ku dh.: wax la jecelyahay ku qarwid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0