dhadhab

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-byo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Riyo hadal leh oo aan la xusuusan marka la tooso; qarow. 2. ld dhadhalid.
  2. 1. Hurdada gudaheeda muuqaallo kala jaad ah, maanka ku arkid; riyood. 2. Ku dh.: wax la jecelyahay ku qarwid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qarow

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld qaraw¹.
  2. ld qaraw².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

riyood

Qaabnax: Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine

Macnaha:

  1. eeg riyoo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur