dhagax-loolQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-llo, m.dh)Macnaha:Dhagax madow, xanaf leh oo birta lagu afeeyo; lisin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
lisinQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld lise.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0