lisin

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld lise.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

lise

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-sayaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. Dhagax mindiyaha iwm lagu afeeyo. ld lisin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur