dhagaxyeeQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-yeeyay, -yeysay)Macnaha:Wax dhagax la dhacid. ld dhagxi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dhagxiQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-iyay, -isay)Macnaha:ld dhagaxyee.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0