dhagaxyeynQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dhagaxyee. ld dhagxin, dhagxis.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dhagaxyeeQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-yeeyay, -yeysay)Macnaha:Wax dhagax la dhacid. ld dhagxi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
dhagxinQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld dhagaxyeyn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
dhagxisQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld dhagaxyeyn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0