dhaji

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. Ku dh.: wax meel ku nabid. 2. Ku dh.: qof wax ku ilayn. ld dheji (5).
  2. Nooc halaqa ka mid ah. ld haldheji.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

haldheji

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dhaji.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur