dhakasho

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Dhuumashow. 2. ld dhakad. eeg dhako.

dhuumashow

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Cayaar carruurtu cayaarto oo hadba inta qaar dhuunto qaarka kale doondoonaan. ld dhuumaashow.

dhakad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dhakasho.

dhako

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Madaxa meeshiisa sare, dhalo. 2. Meesha ugu sarraysa (guri, geed, buur iwm); fiin.
  2. 1. Iyadoo wax la qaadaayo ama wax laga cabsanaayo meel ku dhuumasho; gabbasho.