dhuumashowQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Cayaar carruurtu cayaarto oo hadba inta qaar dhuunto qaarka kale doondoonaan. ld dhuumaashow.