dhalaandhuux

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (bot.) Geed gaab ciinka u eg, aan caleen lahayn, laamo xubno leh yeesha iyo canano indhaha lagu daweeyo. ld dhallaandhuux.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhallaandhuux

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dhalaandhuux.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur