dhalaandhuuxQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:(bot.) Geed gaab ciinka u eg, aan caleen lahayn, laamo xubno leh yeesha iyo canano indhaha lagu daweeyo. ld dhallaandhuux.