dhalaalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Iftiin indhaha qabto oo ka baxa walxaha qaarkood marka ilays ku dhaco. ld dhalal¹.1. Muuqaal ifaaya yeelasho. 2. Dareere noqosho (adke). 3. Ka soo dh.: qof, hawl loo xilsaaray sidii la rabey u fulin. ld dhalal².