dhalanrogidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dhalanrog². ld dhalanrog¹ (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dhalanrogQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Isbeddel wax dabeecaddiisa, firkiisa, muuqaalkiisa iwm ku dhaca. 2. ld dhalanrogid.Wax dabeecaddiisa, firkiisa, muqaalkiisa beddelid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0