dhalanrog
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Isbeddel wax dabeecaddiisa, firkiisa, muuqaalkiisa iwm ku dhaca. 2. ld dhalanrogid.
- Wax dabeecaddiisa, firkiisa, muqaalkiisa beddelid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

