dhalanteed

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-dyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Wirwir; dhaan dabaggaalle.
  2. (c.naf) Marka aad qabto wax dhalanteed ah.

wirwir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Dhalanteed. 2. Socodka la socdo wakhtiga qorraxdu aad u kulushahay. 3. ld wirwirid.
  2. Wakhti qorraxdu aad u kulushahay socosho.