wirwirQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Dhalanteed. 2. Socodka la socdo wakhtiga qorraxdu aad u kulushahay. 3. ld wirwirid.Wakhti qorraxdu aad u kulushahay socosho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dhalanteedQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-dyo, m.dh)Macnaha:Wirwir; dhaan dabaggaalle.(c.naf) Marka aad qabto wax dhalanteed ah.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
wirwiridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg wirwir². ld wirwir¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0