dhalmaanyo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld dhilmaanyo.

dhilmaanyo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Cayayaan duula, leh afar baal, lix lugood af dhuuban leh oo ay xoolaha iyo dadka dhiigga kaga nuugto. 2. Cudur kaneecada laga qaado; duumo; dhaxan.