dhilmaanyo
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- 1. Cayayaan duula, leh afar baal, lix lugood af dhuuban leh oo ay xoolaha iyo dadka dhiigga kaga nuugto. 2. Cudur kaneecada laga qaado; duumo; dhaxan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

