dhamaajoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Geed dhirindhirka u eg oo dhacaankiisa bararka lagu daweeyo. ld dhammaajo, dhamoog¹, dhamoojo, dhamooq¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dhammaajoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld dhamaajo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
dhamoogQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld dhamaajo.ld dhamooq².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
dhamoojoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld dhamaajo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
dhamooqQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld dhamaajo.Subag, dhammaajo, dhiiqo iwm wax ku dhoobid. ld dhamoog².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0