dhammaajo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld dhamaajo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhamaajo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Geed dhirindhirka u eg oo dhacaankiisa bararka lagu daweeyo. ld dhammaajo, dhamoog¹, dhamoojo, dhamooq¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur