dhanaanaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dhanaan³. ld dhanaanaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
dhanaanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Dhadhan aan macaanayn, kharaarayn, carrabku uusan jeclaysan oo laga helo cusbada, liinta iwm.Wax dhadhan cusbo leh noqosho.Wax dhadhan cusbo yeelasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
dhanaanaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:eeg dhanaanow. ld dhanaanaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00