dhanaan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Dhadhan aan macaanayn, kharaarayn, carrabku uusan jeclaysan oo laga helo cusbada, liinta iwm.
  2. Wax dhadhan cusbo leh noqosho.
  3. Wax dhadhan cusbo yeelasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur