dhaqaaladdarnaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:1. eeg dhaqaalad- daran. 2. Si aan habboonayn oo hanti loo maamulo. 3. Si aan habboonayn ee wax loo xannaaneeyo. ld dhaqaaladdarri, dhaqaaladdarro.