dhaqaalaxumaan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Dhaqaaladdarro. 2. Saboolnimo. ld dhaqaalaxumi, dha- qaalaxumo.

dhaqaaladdarro

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld dhaqaaladdarnaan.

saboolnimo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Sabool ahaansho.

dhaqaalaxumi

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld dhaqaalaxumaan.