dhaqaalo

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dhaqaale.

dhaqaale

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Hanti. 2. Habka hanti loo maamulo. 3. Aragtida wax soo saarka iyo qaybinta hantida. ld dhaqaalo.