dhaqaale

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Hanti. 2. Habka hanti loo maamulo. 3. Aragtida wax soo saarka iyo qaybinta hantida. ld dhaqaalo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hanti

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Wax mood iyo nool ah ee cidi leedahay. 2. Maal badan.
  2. 1. Wax mas'uuliyaddooda ka adkaansho. 2. Wax lahaanshihiisa la wareegid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhaqaalo

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dhaqaale.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur