dhaqanwareeridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dhaqanwareer². ld dhaqanwareeris².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dhaqanwareerQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Dhaqanhabow.Dhaqan aan xog-ogaal loo ahayn cid ku beermid.Lamidka: DhaqanhabowSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
dhaqanwareerisQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld dhaqanwareerin.ld dhaqanwareerid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0