dhaqanwareer

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Dhaqanhabow.
  2. Dhaqan aan xog-ogaal loo ahayn cid ku beermid.

Lamidka: Dhaqanhabow

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhaqanhabow

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Dhaqan aan xog-ogaan loo ahayn oo bulsho dhaqankeedii hore beddela. 2. ld dhaqanhabaabid.
  2. Dhaqan aan xog-ogaal loo ahayn cid ku beermid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur