dhaqsad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. ld dhakhsiinyo, dhakhso¹, dhaqsiinyo, dhaqso 1. Degdeg; welwel. 2. ld dhaqsasho. ld dhakhsad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

degdeg

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Dhaqsiyaha wax lagu qabto. 2. D. ah: wax si kedis ah u yimaada. ld deddeg¹, deddegsiinyo, degdegsiinyo.
  2. Si dhaqsiya ah wax u qabasho. ld deddeg².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

welwel

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld walwal¹.
  2. ld walwal².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhakhsiinyo

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dhaqsad (1).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhakhso

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dhaqsad (1).
  2. ld dhaqso².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhaqsiinyo

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dhaqsad (1).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhaqso

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. (fk) Si degdeg ah; durba; si boobsiis iyo welwel leh. 2. ld dhaqsad.
  2. Hawl qabashadeeda deddejin. ld dhakhso².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhaqsasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhaqso. ld dhakhsad, dhakhsasho, dhakhsi, dhaqsad (2), dhaqsi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhakhsad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dhaqsad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur