dharaarmaal
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Maalidda xoolaha maalin weyn la maalo. 2. D. ah: qof si tuugo ah xoolaha maalintii u maala. 3. ld dharaarmaalid.
- 1. Xoolo maalin weyn lisid. 2. Xoolo si tuugannimo ah maalin u maalid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

