dharaarmaalidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dharaarmaal². ld dharaarmaal¹ (3).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
dharaarmaalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Maalidda xoolaha maalin weyn la maalo. 2. D. ah: qof si tuugo ah xoolaha maalintii u maala. 3. ld dharaarmaalid.1. Xoolo maalin weyn lisid. 2. Xoolo si tuugannimo ah maalin u maalid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00