dhardhaaran

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)

Macnaha:

  1. Weel wax lagu karinayo, wax la dhardhaaray ahaansho. ld dhadhaaran.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhadhaaran

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)

Macnaha:

  1. ld dhardhaaran.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur