dhardhaarnaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dhardhaaran. ld dhadhaarnaan, dhadhaarnaansho, dhardhaarnaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dhardhaaranQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)Macnaha:Weel wax lagu karinayo, wax la dhardhaaray ahaansho. ld dhadhaaran.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
dhadhaarnaanQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld dhardhaarnaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
dhadhaarnaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld dhardhaarnaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
dhardhaarnaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld dhardhaar- naan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0