dhawriwaaQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Samir yari aan wax lala sugi karin. 2. ld dhawriwaayid.Wax sugi kari waayid (cid).
dhawriwaayidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dhawriwaa². ld dhawriwaa¹ (2).