koranwaaQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. K. ah: sugiwaa; dhawriwaa. 2. ld koranwaayid.Sugid waayid; dhawriwaayid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
dhawriwaaQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Samir yari aan wax lala sugi karin. 2. ld dhawriwaayid.Wax sugi kari waayid (cid).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
dhawriwaayidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dhawriwaa². ld dhawriwaa¹ (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00