dhaxan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Qabow hawadu keento oo jirku dhibsado. 2. Duumo.

duumo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (daaw.) Cudur qandho qabow iyo kulayl isugu jirta leh oo dadku ka qaadaan kaneecada nooceeda dheddig.