dhaxantir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. ld dhaxantire. Dhar aan tayo fiicnayn oo loo gashado dhaxan awgeed. 2. ld dhaxantirid.
  2. Wax dhaxanta la isaga baabi'iyo.

dhaxantire

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dhaxantir¹ (1).

dhaxantirid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhaxantir². ld dhaxantir¹ (2).