deddatir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Dhaxantir. 2. Gargaar deg-deg ah oo loo fidiyo qof la qaniinay ama dhaawac halis ahi gaarey; dhibiibtir. ld deddatirid.
  2. 1. Nafley dhaxamaysan diirrimaad siin. 2. Qof la qaniinay ama dhaawac halis ahi gaarey si degdeg ah u gargaarid.

dhaxantir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. ld dhaxantire. Dhar aan tayo fiicnayn oo loo gashado dhaxan awgeed. 2. ld dhaxantirid.
  2. Wax dhaxanta la isaga baabi'iyo.

dhibiibtir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Nafaqo la siiyo qof dhiig badani ka soo baxay. 2. ld dhibiibtirid. ld dhibibtir¹.
  2. Qof dhibiibay nafaqo siin. ld dhibibtir².

deddatirid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg deddatir². ld deddatir¹.