dhayl

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. ld dhaylo. 2. dheel².
  2. Neef yaraan ku qalasho.

dheel

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Qabowga habeenkii soo dhaca oo wata sayax.
  2. Cayaar. ld dhayl¹ (2).
  3. 1. Ciyaarid. 2. Wax qabow habeenkii ku dhacay dartii la qoyid.

dhaylo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Xoolaha ama ugaarta yaryar hilibkooda jilicsan oo aan weli adkaan. 2. ld dhayl 1 (1).