dheelQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Qabowga habeenkii soo dhaca oo wata sayax.Cayaar. ld dhayl¹ (2).1. Ciyaarid. 2. Wax qabow habeenkii ku dhacay dartii la qoyid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
cayaarQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-ro, m.dh)Macnaha:1. Madaddaalo tab iyo xeel loo dheelo leh oo ay dadku waqtiga isku dhaafiyaan. 2. Fal, jaan iyo jiib leh oo ay dhallinyaradu habeenkii waqtiga iskudhaafiyaan. 3. Tartan kubbad, orod iwm. 4. Kaftan aan run ahayn. ld ciyaar¹.1. Madaddaali tab iyo xeel leh waqti isku dhaafin. 2. Fal, jaan iyo jiib leh habeen waqti isku dhaafin. 3. Tartan kubbad, orod iwm. ka qaybqaadasho. 4. Kaftan dhihid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
ciyaaridQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld cayaarid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0